Ra’isul Wazaaraha kooxda ridada Soomaaliya, Murtad Kheyr Laawe, weli kama zuulin in uu masraxiyad Warbaahineed ku jilayo wadooyinka dhagxaanta lagu jaray ee u xiran maleeshiyadiisa si uu aduunka kaga dhaadhiciyo in ay heystaan amni iyo amaan.
Halyeeyada Islaamkuna kama suulin in ay weli dhiigooda ku qorayaan malaaxiim taariikhi ah.
Waa hordhaca barnaamij gaar ah oo Idaacadda Andalus ay ka diyaarisay weerarkii Istish-haadiga ahaa lagu qaaday xarunta maamulka degmada Wadajir, Iyadoo sidoo kalena baahisay Wareysiga walaalkii fuliyey howlgalkaasi.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Istish-haadiga & Barnaamijka Oo Dhameystiran.