Waaliga Wilaayada Islaamiga Banaadir Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo wareysi siiyay Idaacadda Islaamiga Al-andalus ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraro cag marin ah oo lagu daah furay camaliyaad istish-haadiyo ah oo xalay ka dhacay xeryo ciidan oo ku yaala magaalada Muqdisho.
Waaliga Banaadir ayaa xusay in khasaara kala duwan murtadiinta lagu gaarsiiyay weeraradii cuslaa ee xalay mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Banaadir.