Hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.
Sheekh Cali dheere oo ah afhayeenka Xarakada ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo uu uga hadlayo xaaladaha ka jira dalka Soomaaliya iyo arrimo kale.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Cali Dheere.