Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa baahisay bayaan kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab kaasi oo dadka muslimiinta oo ay ugu horeeyaan Mujaahidiinta loogu diray tahniyada iyo taczi ku aadan mas’uul sare oo ku shihiiday dhulka Yemen.
Shabaabul Mujaahidiin waxay ka tacziyeeyeen istish-haadka qaa’idka waalidka ah ee sheekh abuu cumeyr al-xadrami oo ahaa mas’uulkii dhanka caskariga ee mujaahidiinta Al-qaacidah faraca dhulka jaziirada carabta, Waxa uu sheekh abii cumeyr ku shihiiday duqeyn dhawaan diyaaradaha saliibiyiinta mareykanka ay ka geysteen gudaha dhulka Iimaanka iyo Xikmada ee Yemen.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Bayaanka Shabaabul Mujaahidiin.