Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saaka dagaal culus kula jarmaadeen deegaanka Qalimow oo ah deegaan u dhaxeeya degmooyinka jowhar iyo balcad ee wilaayada shabeelada dhexe.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey cagta mariyeen xeradii askarta ridada ee duleedka deegaanka waxeyna si buuxda mujaahidiinta ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Qalimow.
Gaari cabdi bile ah oo gurmad ahaan uga soo baxay magaalada Jowhar ayey mujaahidiintu qarax la beegsadeen gabi ahan gaariga waa burburay waxaana dhimasha iyo dhaawaca shan murtad oo ay saraakiil ku jiraan.
Isu geynta khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca hirshabeelle kasoo gaartay dagaalka qalimow iyo qaraxa waaa 12 isugu jirta saraakiil iyo askar kuwaasi oo dhimasho iyo dhaawacyo noqday.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogtii Ugu Dambeysay Ee Qalimow.
Calamada.com