Maanta waa Jimco taariikhduna waa 18-ka bisha Rabiicul Awal sanadka 1444-Hijri waxa uu webseydka Calamada idiin soo gudbinayaa muxaadaro qayyim ah.
Muxaadaradan waxey ka hadleysaa Safarka iyo waxa laga rabo qofka Muslimka ee Musaafirka ah,Waxaana soo jeedinaya Allaah ha u naxariistee Sheekhii Caalimka Zaahidka ahaa ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan oo 13-kii bishii dulxijjah ee sanadkii 1443-Hijri ku geeriyooday magaalada Bu’aale ee WI Jubbooyinka.
Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Safarka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.
Calamada.com