Fagaare kuyaal deegaanka Buush Madiina ee Wilaayada Islaamiga Baay ayaa lagu dilay dad lagusoo eedeeyay in ay ubasaasayeen dowladda Mareykanka iyo DF-ka.
Qaadiga Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Bay oo bayaan ka akhrinayay xukunka maxkamadda ayaa mid mid ufaah faahiyay dambiyada lagu helay lixda ruuxda ee goobta fagaaraha ah lagu dilay.
Qaar kamid ah Jawaasiis ayaa mas’uul ka ahaa dilka saraakiil katirsan Al Shabaab, odayaal dhaqameedyo iyo rag kale.
Jawaasiista ladilay ayaa badankood ushaqeynayay sirdoonka Mareykanka iyagoo usoo marayay sirdoonka DF-ka qeybta magaalada Baydhabo.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xukunka Maxkamada.