Rag ka tirsan katiibada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey maanta duhurkii howlgal culus oo lagu daahfuray Camaliyad Istish-haadiya ah ku qaadeen hoteelka Tawakal ee magaalada Kismaayo kaasi oo xarun weyn u ah maamulka Axmed Madoobe iyo Shisheeyaha soo duulay.
Saacadii 10-aad ayey si xiriir ah Mujaahidiintu uga dhex dagaalamayaan gudaha hoteelka waxeyna toogasha ku dileen inka badan 20 isugu jirta saraakiil,askar iyo xubno kale oo ka tirsanaa Jubbo-land.
Idaacada Islaamiga Al-andalus ayaa caawa baahisay fariin kooban oo gudaha hoteelka uu kasoo diray mid ka mid ah halyeeyada Mujaahidiinta ee ka dhex dagaalamaya gudaha hoteelka.