Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay camaliyad istish-haado ah oo ka dhacday agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho taasi oo lala beegsaday kolanyo ay la socdeen Afar sarkaal oo reer galbeed ah.
Saraakiisha reer galbeed oo hadafki iyagu ahaa ayaa labo ka mid ah waxey ku baqtisay camliyada, Labada kalane waxaa soo gaaray dhaawac culus iyagoo ay xaaladooda aad u liidata ayaa loo qaaday dhanka dalka Jabuuti.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Faahfaahinta Camaliyada Istish-haadiyada
Calamada.com