Barqo nimadii maanta waxaa gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee degmada Xamar jajab waxaa ka dhacday camaliyad istish-haadiyo ah oo uu fuliyay halyey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Camaliyadda waxaa lala beegsaday gaari ay la socdeen ergada xildhibaanada ridada iyo askar ilaalo u ahaa, Waxaa i nta la xaqiijiyay baqti iyo dhaawac ku noqday 27 isugu jirta ergo iyo askar ka wada tirsanaa ridada.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta Camaliyadda Istish-haadiyada.