Iyadoo saaka gabi ahaan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah shisheeyaha soo duulay ay isaga carareen deegaanka Istiraatiijiga ah ee Leego oo ka tirsan gobalka Shabeelada hoos waxaa soo baxayo faahfaahino laga helayo deegaankaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka waxeyna ciidamada Mujaahidiinta gacanta ku dhigeen gaari Qooqan ah oo shisheeyaha iyo maleeshiyaatka dowlada ay kaga carareen deegaankaasi.
Dadweynaha ku dhaqan deegaanka Leego ayaa isugu soo baxay soo dhaweynta la wareegida ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi.
Labo Sano ka hor waxaa deegaanka Leego ka dhacay dagaal Malxamad ah oo si ba’an loogu xasuuqay askar Burundi.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Leego.
Calamada.com
allhu akbar allahu akbar allahu akbar sii sagutiya ayan leyahy mujahidiinta