Ciidamada Mujaahidiinta ee saaka weerarka culus kula jarmaaday xerada burundeyska ee deegaanka ceel baraf ee wilaayada shabeelada dhexe ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta xeradaas.
Askartii kufaarta burundi ee horay ugu sugneed xeradaas ayaa noqday askar goobta lagu laayay iyo qeyb lugahooda ku baxsatay.
Khasaara xoogan oo naf iyo maal ah ayaa askarta kufaarta burundi lagu gaarsiiyay weerarka cag marinta ah ee lagu daahfuray camaliyadda istish-haadiyada ah ee saaka aroortii lagula jarmaaday xerada Burundeyska ee deegaanka Ceelbaraf.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta.