Magaalada Muqdisho waxaa maanta barqadii ka dhacay qarax culus oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxa waxa uu ahaa camaliyad istish-haadiyo ah oo uu fuliyay halyey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, Waxaa camaliyadda lala beegsaday kolanyo gaala caddaan ah oo ku socdaalayay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta Camaliyadda Istish-haadiyada.
Calamada.com