Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa saaka oo Khamiis waxay weeraro cagmarin ah ku qaadeen degmada Balcad ee dhacda wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay ku suganyihiin maleeshiyo iyo maaamul ashahaada la dirir ah.
Wararka horudhaca ah waxay xaqiijinayaan in ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis howlgal culus oo barakaysan ka wadaan xarumaha iyo saldhigyada ay maleeshiyaadka Riddada kaga sugan yihiin magaalada Balcad ee Sh/dhexe, waxaana hadda socda dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyada murtadiinta.
Haddaba wixii soo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonnaa Insha-Allaah.