Dagaallo culus oo tirabo dhowr jeer lagu jabiyey maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya ayaa maanta markale ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe.
Dagaallada ayaa ahaa kuwa la isku adeegsanayay hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana jira khasaare xoog leh oo soo gaaray maleeshiyaadka murtadiinta, dagaalladan ayaa duleedka Balcad ka dhacay maalintii labaad ooo xiriir ah.
Dagaalladii shalay ka dhacay duleedka degmada Balcad ee wilaayada Sh.dhexe ayaa Allaah fadligiis waxaa lagu dilay 14 askari oo murtadiin ah, halka sidoo kalena lagu dhaawacay 21 kale oo murtadiin ah.