Dagaallo culus oo lagu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta ayaa markale ka dhacay duleedka degmada Balcad ee ka tirsan wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya.
Dagaalladan oo dhacay gabaldhicii shalay ayaa daba socdo dagaallo culus oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacayay duleedka degmada Balcad, kuwaas oo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen ku dhawaad lixdan xubnood oo murtadiin ah oo isugu jira saraakiil iyo askar.
Dhanka, ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay saacadihii lasoo dhaafay qaraxyo culus oo si heer sare ah loo agaasimay la beegsadeen ilaa laba bar Kaantarool oo maleeshiyaadka murtadiinta ee (NISA) ay kaga sugnaayeen gudaha magaalada Baydhaba, qaraxyadaas barakaysan ayaa daba socday qarax kale oo isla degmadaas lagula eegtay maleeshiyaadka Riddada, gaar ahaan kuwa Nabadsugidda, halkaas na uu khasaare uu kasoo gaaray.