Dagaallo culus oo lagu jabiyey maleeshiyaadka Riddada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka deegaanka “Boos-Hareeri” ee hoos tagta degmada Aadan-Yabaa ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Ciidamada mujaahidiintu waxay Allaah fadligiis dagaaladaasi kula wareegeen laba gaari oo mid ka mid ah uu yahay gaari Suug ah oo uu leeyahay murtad Saneey Cabdulle, halka gaariga labaadna uu yahay gaari Haartoob ah.
Sidoo kale waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac gaaray maleeshiyada murtadiinta, waxayna mujaahidiinta Allah fadligiis gacanta ku dhigeen maxaabiis murtadiin ah, haddaba wixii faahfaahin ah ee soo kordha dib ayaanu kasoo gudbin doonnaa Insha’Allaah.