Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saaka dagaal culus ku qaadeen deegaanka Baxdo oo qiyaastii 90-KM u jira degmada Cadaado ee wilaayada Galgaduud waxaa deegaanka fariisimo ku leh maleeshiyaatka galmudug.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dhowr jiha ka weerareen fariisimaha ridada waxeyna ugu dambeyntii gudaha u galeen deegaanka Baxd.
Si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalka culus ee saaka ciidamada Mujaahidiintu kula jarmaadeen deegaanka Baxado.
Dhanka kale gaari cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka ridada bangarafta gurmadne u ahaa deegaanka Baxdo ayaa qarax lagula beegsaday duleedka dhuusa mareeb.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas ku baqtiyay labo askari murtadiin ah sideed kale wey ku dhaawacmeen iyadoo gabi ahaan uu burburay gaarigii cabdi bilaha ee ay la socdeen.
Calamada.com