Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, Sheeykh Abuu Cubeyda Axmad Cumar ayaa jeediyey kalmad Muhiim ah oo uu uga hadlayo xaaladda guud ee dalka, doorashadii wadanka ka dhacday, mowqifka ururka ee ku aadan Xasan Sheeykh Maxamuud iyo sidoo kale halka uu marayo howlgalka midowga Africa ee 15 sano jirsaday.
Kalimadan oo maqal iyo muuqaal ah ayaa soconeysa Mudo 56 daqiiqo ah, Waxa uu Amiirka kalimadaan si aad ah uga hadlay arimo muhiim ah.