Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey soo saartay filim cusub.
Isdaarka cusub ayey Al-kataa’ib kusoo bandhigtay howlgala isugu jira kamiin iyo weeraro cag marin oo ka dhacay wilaayada shabeelada dhexe kuwaasi oo lala beegsaday saraakiil iyo askar murtadiin ah.