Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta ayaa goordhow faafisay sawirada mid ka mid ah weeraradii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay wilaayada Sh/dhexe, waxayna si gaar ah sawirrada mu’assasadu ugu soo bandhigaysaa weerarkii mujaahidiintu kula wareegeen deegaanka Al-kowthar ee Sh/dhexe.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama Hoos Ka Daawo.