Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Al-shabaab ayaa faafisay muuqaal cusub oo ay kusoo bandhigayso mucaskarka Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf, kaasi oo loo soo xiray ciidamo mujaahidiin ah.
Qaybta koowaad ee muuqaalladan waxay Al-kataa’ib kusoo qaadanaysaa kalimad uu gabagabada Mucaskarkaasi ka jeediyay Sheekh Mahad Warsame Abuu Cabdiraxmaan Xafidahullaah, sheekha ayaa jeedinaya kalimad dhinacyo taabanaysa, muuqaalkan ayaa la daawan karaa 27:48 Second.