Mu’assasada Al-kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa baahisay filim cusub.
Filimka oo la daawankaro muddo Lix daqiiqa ku dhaw ayey Al-kataa’ib kusoo bandhigtay weerar cag marin ah oo ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen fariisinka ridada ee degmada Afgooye ee wilaayada Shabeelada hoose.
Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.