Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay sawirro ka yimid deegaanka Ceel-baraf ee wilaayada Sh/dhexe, kaasi oo ka mid ahaa ilaa 6 deegaan oo maanta kusoo dhacay gacanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Sawirradu waxay muujinayaan sida ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Ceel-baraf oo ka mid ah deegaannadii maanta laga xoreeyay maleeshiyaadka murtadiinta, waxaana sawirradaasi lagu arkayaa sida dadka deegaanka usoo dhaweeyeen wiilashooda mujaahidiinta ah ee magaalada la wareegay.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.