Waxaa caawa la faafiyay sawirro soo bandhigaya sida ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen deegaanka Warciise ee hoostaga degmada Jowhar ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo maleeshiyaadkii murtadiinta ee ku sugnaa ay isaga carareen.
Sawirrada oo ka kooban 22 sawir ayaa soo bandhigaya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo hubka fudud iyo kuwa culus ku hubeysan kuna sugan deegaanka Warciise oo ah deegaan muhiim ah oo qiyaastii 25 Km u jirra degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.