Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa goordhow faafisay sawirro cusub oo ka yimid furimaha dagaalka ee saaka weerarada safka ballaaran ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee Sh/dhexe, waxayna si gaar ah mu’assasadu sawirradan ugu soo bandhigtay weerarkii ka dhacay deegaanka Daaru-nicma ee Sh/dhexe.
Al-kataa’ib waxay sawirradan oo ka kooban 24-ka sawir kusoo bandhigaysaa sida mujaahidiintu gacanta ugu dhigeen deegaanka Daaru-nicma, waxay sidoo kale mu’assasadu soo bandhigaysaa maydadka maleeshiyaadka murtadiinta ee lagu xasuuqay weerarkii cagmarinta ee deegaankaasi ka dhacay saaka.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama hoos ka saawo qayb ka mid ah sawirrada.