Mu’assasada Al-kataa’ib, ayaa goordhow faafisay sawirro ka yimid furimaha dagaalka ee ay isku hor fadhiyaan ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab iyo maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya ee duleedka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Al-kataa’ib waxay faafisay qayb kamid ah sawirrada dagaalkii lagu jebiyay maleeshiyada Riddada ee ka dhacay deegaanka Waniinlle ee hoostaga degmada Ceeldheer ee wilaayada Galguduud. Dagaalka ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 27 murtad, waxaana lagu dhaawacay 38 kale, sidoo kale waxaana lagu qaniimaystay hub iyo rasaas farabadan.
Maydadka maleeshiyaadka Riddada oo daadsan goobta dagaalka ayaa laga arki karaa sawiradan oo ka kooban 22 sawir, sidoo kale qanaa’imta kala duwan ee ay ciidamada mujaahidiintu gacanta kusoo dhigeen ayaa lagu daawanayaa sawirrada.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama hoos ka daawo qayb ka mid ah.