Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa goordhow baahisay qaybta 3-aad muuqaallo taxane ah oo ka kooban shan xalqo, kuwaas oo ciwaan looga dhigay Geedigii Gurguurte_Guul Mise Gebidhacleyn.
Qaybta 4-aad ee taxanahan waxay Al-kataa’ib diiradda ku saareysaa sida Xasan Sheekh isaga indha tiray mashaakilkii ka taagnaa dalka muddadii uu socday dagaalkii uu Mareykanku u wakiishay.
Halkan Ka Degso Qaybta 4-aad Ee Taxanaha.
Halkan Ka Daawo Qaybta 4-aa Ee Taxanaha.