Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa goordhow baahisay qaybta 3-aad muuqaallo taxane ah oo ka kooban shan xalqo, kuwaas oo ciwaan looga dhigay Geedigii Gurguurte_Guul Mise Gebidhacleyn.
Qaybta saddexaad ee taxanahan waxay mu’assasada Al-kataa’ib kusoo bandhigaysaa fashilkii ku yimid howlgalkii “Black Lion” iyo weji gabaxii uu Xasan Sheekh kala kulmay wejigii labaad ee duullaankiisa.
Halkan Ka Degso Qaybta 3-ad Ee Taxanaha.
Halkan Ka Daawo Qaybta 3-aad Ee Taxanaha.