Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahisay muuqaal cusub, kaasi oo ah qaybta 4-aad ee mucaskarka Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf Allaah ha u naxariistee, kaasi oo lagu soo gabagabeeyay wilaayaadka islaamiga ah.
Qaybta saddexaad ee muuqaalka mucaskarka Sh Bashiir waxaa lagu soo qaadanayaa kalimaad iyo gabayo muhiim ah oo ay gabagabada mucaskarkaasi ka jeediyeen Abwaanno iyo waxgarad Soomaaliyeed, kuwaas oo isugu jiray qaar mucaskarka ka qalin jabiyay iyo kuwa lagu marti-qaaday xafladda.
Halkan Ka Degso Qaybta 2-aad Ee Mucaskarka Sh Bashiir Sheekh Yuusuf.
Halkan Ka Daawo Qaybta 2-aad Ee Mucaskarka Sh Bashiir Sheekh Yuusuf.
Halkan Ka Dhugo Qaybta 2-aad Ee Mucaskarka Sh Bashiir Sheekh Yuusuf.