Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahisay muuqaal cusub, kaasi oo ah qaybta labaad khudbadihii laga jeediyay mucaskarka Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf Allaah ha u naxariistee, kaasi oo lagu soo gabagabeeyay wilaayaadka islaamiga ah.
Qaybta labaad ee muuqaalka mucaskarka Sheekh Bashiir waxaa lagu soo qaadanayaa kalimaad muhiim ah oo ay gabagabada mucaskarkaasi ka jeediyeen culimo kala duwan oo ka mid ah kuwa wilaayaadka islaamiga ah, isuguna jira qaar mucaskarka ka qalin jabiyay iyo kuwa lagu marti-qaaday xafladda.
Halkan Ka Degso Qaybta 2-aad Ee Mucaskarka Sh Bashiir Sheekh Yuusuf.
Halkan Ka Daawo Qaybta 2-aad Ee Mucaskarka Sh Bashiir Sheekh Yuusuf.