Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta jamaacada nusratul islaam wal-muslimiin ayaa caawa faafisay muuqaal kooban oo ay kusoo bandhagayso weerar cag-marin ah oo ciidamo ka tirsan mujaahidiinta jamaacada ay kula wareegeen saldhig ciidan oo kuyaal dalka Burkiina Faaso.
Muuqaalkan kooban ayay mujaahidiintu kusoo bandhigeen weerar cagta lagu mariyay saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta Burkiina Faaso ee deegaanka Boko ee ka tirsan mandiqadda Boolsa ee dalkaasi Burkiina Faso.