Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa faafiyay muuqaal lagu soo bandhigayo weerar qorsheysan oo ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen saldhig maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga sugnaayeen deegaanka Buulo Xaaji ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada Hoose.