Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Ekeeyey Fariisin Kuyaal Deegaanka Masagawaay.
March 3, 2025
Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerar culus oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku beegsadeen deegaanka Masagawaay ee wilaayada Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.