Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo kooban, kaasi oo la daawan karo muddo daqiiqad iyo dhowr second, laguna soo bandhigayo weerar dhabbagal ah oo ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka degmada Qoryooley ee wilaayada Sh/hoose.
Weerarkan kammiinka ah ee ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ayay ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana halkaas looga dilay Riddada dhowr askari, halka looga qaniimeystay qoryo iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.