Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo uu kusoo bandhigayo weerar kamiin ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka deegaanka Buulo-xaaji ee wilaayada Jubbada hoose.
Weerarkan dhabba-galka ah ee ka dhacay duleedka deegaanka Buulo-xaaji ayaa loo dhigay askar murtadiin ah oo waday dhaqdhaqaaqyo ashahaada la dirir ah, askar ayaa laga laayay, halka hub iyo gaadiid dagaalna laga qabsaday.