Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa saacadihii lasoo dhaafay baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerar culus oo ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen fariisin maleeshiyaad murtadiin ah kaga sugnaayeen tuulada Dhagaxow ee dhacda duleedka deegaanka Xawaadley ee Sh/dhexe.