Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal kooban oo uu kusoo bandhigayo weerar kamiin ah oo rag ka tirsan ciidamada mujaahidiintu u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay jidka dheer ee isku xira magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe.
Weerarkan oo dhacay Sabtidii waxay ciidanka mujaahidiintu u dhigeen mooto dhugdhugley ah oo ay wateen saddex askari oo murtadiin ah, goobta ayaana lagu wada khaarajiyay saddexda askari, muuqaalka Kataa’ib Al-ikhbaariyah ayaa soo bandhigaya sida weerarku u dhacay iyo qaniimada mujaahidiintu soo furteen.