Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo jabkii xoogganaa ee maleeshiyaadka murtadiinta loogu gaystay deegaanka Ceel Cali Axmed ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ka mid ah goobaha ay ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis ku jabiyeen maleeshiyada Riddada.
Muuqaalka oo la daawan karo muddo 3 daqiiqo ah ayaa soo bandhigaya mid ka mid ah weerarada mujaahidiinta ee ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed, maydadka maleeshiyaadka murtadiinta ayaa la arkayaa oo howdka deegaanka daadsan iyo hub kala duwan oo mujaahidiintu qaniimeysanayaan.