Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaalka weerar dhabbagal ah oo ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaadka murtadiinta, kaas oo ka dhacay deegaanka Geerille ee hoostaga magaalada Ceeldheer ee bariga wilaayada Galgaduud.
Muuqaalka oo la fiirsan muddo saddex daqiiqo ku dhow ayaa lagu soo bandhigayaa qaybta 2-aad weeraradii dhabbagalka ahaa ee ka dhacay deegaanka Geerille ee duleedka degmada Ceeldheer, halkaasi oo maleeshiyo looga dilay murtadiinta halka kuwa kalena looga dhaawacay.