Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa caawa baahiyay muuqaal kooban oo cinwaankiisu yahay ألا إن نصر الله قريب, kaasi oo lagu soo bandhigay bandhig ciidan oo heer sare ah oo ay sameeyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Muuqaalka bandhigga ciidan ee Kataa’ib Al-ikhbaariyah soo saartay waxaa ku lifaaqan kalimaad ay jaadiyeen Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah oo ah Amriika Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Sheekh Mukhtaar Abu Zubeyr Allaah ha u naxariistee, ciidamada mujaahidiinta ee bandhigga sameynaya waxay xiranyihiin darees ciidan, waxayna garwaaxsan yihiin oo u dhan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka dagaalka.