Mu’asasada Alkataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay muuqaal lagu soo bandhigayo weerar lagu qaaday Bar-control oo ciidanka DFS ku leeyihiin deegaanka Buurane ee Wilaayada Sh/Dhexe.
Muuqaalkan ayaa waxaa lagu soo gudbinayaa sida uu u dhacay weerarka lagu qaaday fariisinka iyo khasaaraha soo gaaray ciidanka DFS ee goobta ku sugnaa.
Waxaa lagu arki karaa meydadka maleeshiyaatka DFS ee lagu dilay weerarka iyo agabkii looga furtay dagaalka.
Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib Ee Weerarka Buurane.
Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib Ee Weerarka Buurane.
Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib Ee Weerarka Buurane.