Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa faafisay sawirro cusub oo ay kusoo bandigayso la wareegitaanka ciidamada mujaahidiinta ee deegaanka Ceeli Cali Axmed ee duleedka degmada Aadan-yabaal ee wilaayada Sh/dhexe.
Hoos ka daawo sawirrada.