Magaalada Kuunya-barrow waxay ka mid tahay magaalooyinka wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose ee sida wayn looga oogay labada rakcadood ee salaadda Ciidul-adxaa Al-mubaarak, boqollaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi ayaa hal goob oo fagaare ah kuwada oogay salaadda ciidda, waxayna dadku ahaayeen kuwa farxadi ka muuqato oo isugu hambalyeynayay maalinta 1-aad ee munaasabadda ciidda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.