Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo kulan wadatashi ah oo usoo gabagaboobay hoggaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo maktabka siyaasadda iyo wilaayaadka.
Gebagabada kulankan muhiimka ah waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban Siddeed bog, waxaana kulanka ka akhriyay Sheekh Muuse Cabdi Caraale, waxay Kata’ib Al-ikhbaariyah war-murtiyeedka kaddib dareenkooda ku aaddan kulanka wax ka waydiisay masuuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta, waxayna la kulantay masuuliyiinta kala ah Sh Xassan Maxamed Cali(Xassan Afgooye), Sheekh Xasan Yacquub Cali, Sheekh Mahad Warsame Abuu Cabdiraxmaan, Sheekh Suldaan Bin Muxammad Aala Muxammad iyo Sheekh Abuu Cubeydah Axmed Cumar oo ah amiirka mujaahidiinta bariga Africa.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Kataa’ib.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Kataa’ib.
Halkan Ka Dhugo Muuqaalka Kataa’ib.
Halkan Ka Degso War-murtiyeedka Kulanka.
Halkan Ka Dhagayso War-murtiyeedka Kulanka.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka Wadatashiga Hoggaanka Sare Ee Mujaahidiinta Iyo Maktabka Siyaasadda Iyo Wilaayaatka.