Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa goordhow baahiyay muuqaal uu kusoo bandhigay weerar dhabbagal ah oo ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaadka murtadiinta, kaas oo ka dhacay deegaanka Geerille ee hoostaga magaalada Ceeldheer ee bariga wilaayada Galgaduud.
Muuqaalka oo la fiirsan muddo saddex daqiiqo ah ayaa soo bandhigaya mid ka mid ah weeraradii jidgalka ahaa ee bishan ka dhacay deegaanka Geerille ee duleedka degmada Ceeldheer, halkaasi oo maleeshiyo looga dilay murtadiinta halka kuwa kalena looga dhaawacay.