Kanaalka Wararka ee Al-kata’ib ayaa baahiyay muuqaal uu kusoo bandhigayo weerar lagu xasuuqay maleeshiyaadka Riddada oo dhowaan ka dhacay saldhigyada murtadiinta deegaanka Sabiid ee dhaca duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Muuqaalkan oo la daawan karo ku dhawaad 10 daqiiqo waxay Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Weerarkii cagmarinta ee dhowaan ka dhacay deegaanka Sabiid, halkaas oo lagu dilay inka badan 39 askari oo murtadiin ah, qaybaha hore ee muuqaalka ayaana lagu daawan karaa Camaliyaadka Istish-haadiga ah ee lagu daahfurayo weerarrada Mujaahidiinta ee cagta lagu mariyay saldhigyada Riddada, ka dibna waxaa la arki karaa Mujaahidiinta oo jiiraya difaacyada.
Muuqaalka Qanaadka Al-kataa’ib Al-ikhbaariyah ayaa dhanka kale soo bandhigaya dareenka farxadeed ee ay dadka ku dhaqan deegaanka Sabiid kusoo dhaweeyeen Mujaahidiinta kadib markii cagta la mariyay maleeshiyaadkii dhibta ku hayay, waxaa dareen waramaya qaar ka mid ah dadka deegaanka waxayna bulshada reer Sabiid muujiyeen sida ay u dhibsadeen maleeshiyaadka Riddada ee jidgooyada dhigtay deegaankooda.