Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa baahisay filim cusub.
Filimka cusub ayey Al-kataa’ib kusoo bandhigtay weerar cag marin ah oo ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen fariisinka maleeshiyaatka murtadiinta ee deegaanka daynuunaay iyo sidoo kale kamiin loo dhigay kolanyo murtadiin ah oo ku socdaalayay wadada isku xirta baydhabo iyo daynuunaay.
Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib Ee Daynuunaay.
Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib Ee Daynuunaay.
Halkan Ka Doono Linkiyo Fara Badan Oo Filimka Ah.