Mu’assasada Al-kataa’ib, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay sawirrada mid ka mid ah weeraradii saaka ciidamada mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee Sh/dhexe.
Muuqaal baahiyaha Al-kataa’ib oo ka mid ah warbaahinta islaamiga ee saaka maydaanka dagaalka kasoo tabeinaya halaaggii ku habsaday maleeshiyaadka murtadiinta ayaa baahiyay sawirrada weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed ee wilaayada Sh/dhexe.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama hoos ka daawo qaar ka mid ah.