Mu’assasada Al-kataa’ib, oo ah garabka warbaahineed ee Shabaabul Mujaahidiin ayaa faafisay sawirrada, weerarkii cagmarinta ahaa ee ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Ilbaq ee dhaca duleedka degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe.
Sawirrada la faafiyay ayaa muuqaal dhamaysrtiran ka bixinaya jabka laxaadka leh ee maleeshiyaadka Riddada Allaah fadligiis lagu gaarsiiyay weerarkan cagmarinta ah, sidoo kale ciidanka mujaahidiinta oo xerada ku taqadumaya ayaad ku arki kartaa sawirrada la faafiyay, maydadka askarta Riddada oo xerada iyo bannaankeeda waran ayay camaradda mujaahidiintu soo qabanaysaa, ciidamada mujaahidiinta oo raayada Rasuul Allaah SCW ka dul qotominaya difaacyada Riddada ayaa la arki karaa, maxbuus dagaal ayaa lasoo bandhigaya iyo qanaa’im kala duwan.
Weerarkaan oo dhacay 9-kii bishan Safar ayaa Allaah fadligiis jab xooggan lagu gaarsiiyay murtadiinta, 27 askari ayaa la xaqiijiyay in murtadiinta looga dilay goobta dagaalka ee gudaha xerada iyo howdka deegaanka Ilbaq, waana mid ka mid ah weerarada barakaysan ee lagu difaacayo shareecada islaamka ee ka dhaca wilaayaadka islaamiga ah.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama Hoos Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Sawirrada.